Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid Hey’adda Culimada Soomaaliyed ayaa ka warbixiyay kulan Magaalada Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ugu soo gaba gaboobay Culumaa’udiinka Islaamka Caalamka, iyadoona shirkaas ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Shirkan oo ay ka qeyb galeen Culimo fara badan oo ka socota Caalamka Islaamka ayaa waxaa [...]
Continue reading …Kulan Balaaran Oo aad loogu lafa guray dagaalada Qasaaaraha Badan geystay ee ka socda deegaanada bacadweyne iyo camaara ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Kulankaan oo irduhu uxirnaayeen ayaa waxaa Gogoshiisa Fidiyay Walaalaha Surre Gaar Ahaan Reer Fiqi Maxamed Shirkaan Oo Garwadihiisu Ahaa (Masuul Sare Qaliif Qoorgaab) oo asagu si khaas ah iskugu [...]
Continue reading …Dagaal Mar kale Dib Uga Qarxay Deegaanka Jiicdheere Ayaa Wuxuu Geystay Qasaare Dhimasho Oo Gaaraya 15 qof Halka Dhaawacuna Gaarayo 20 qof Dagaalkaan Danbe Ayaa Wuxuu Ahaa Rogaal Celis Ay Isku Soo Laabteen 2da Maleeshiyo Beeleed Kaasoo Markii Hore Hakaday Ayaa qasaarihiisu Dhacay MArkii danbe dhimashada markii hore ayaa gaareysay 5qofood halka kan danbe qasaaruhu uu intaas aad [...]
Continue reading …Waxaa soo gabagaboobay dagaalkii maanta duhurkii ka bilowday deegaanka jiicdheere oo ujira 30km deegaanka bacadweyne 30Daqiiqo Ka hor Ayuu dagaalku soo gabagaboobay Dagaalka Oo geystay qasaaro Dhimasho iyo dhaawac aad ubadan ayaa waxaa noo suura gashay inaan wareysano dadka deegaanka jiicdheere kuwaas oo noo xaqiijiyay dhimashada 5qof dhaawacana ilaa 15 qof Dagaalada 2daan Beelood oo [...]
Continue reading …Warar Lagu Kalsoonyahay Ayaa Noo Xaqiijinaya In Dagaal Faraha Looga Gubtay Dib uga qarxay Deegaanka Jiic dheere oo qiyastii 30km ujirta Deegaanka Bacadweyne Dagaalkaan Oo Daba socda dagaaloo soo noqnoqday Oo Mudooyinkaan danbe ka dhacayay Deegaano hoos yimaada magaalada bacadweyne ayaa abaarihii 1:00 duhurnimo dib uga qarxay Deegaanka jiicdheere Inta La hubo Qasaaraha [...]
Continue reading …Ismaaciil Maxamud Hurre (Buubaa), oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan mabda’a federaalka, dawladii Cabdillaahi yuusufna ka ahaa Wasiirka Arrimaha dibadda, ayaa dawladda Somaliland ugu baaqay inay isha ku hayso farriintadiblomaasiyadeed ee uu xambaarsanyahay socdaalka uu Shariif Sheekh Axmed, ku tagay magaalada London ee dalka Ingiriiska Mr. Buubaa, oo ku sugan magaalada Nayrobi ee [...]
Continue reading …Warar Lagu kalsoonyahay Ayaa noo xaqiijinaya In dagaal uu haddaKa bilowday Deegaanka Deydo Iyo Kala beyka Oo u dhexaysa bacadweyne Iyo ceel dheer Dagaalka oo la,isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan Ayaa waxaan la,ogaan Karin qasaaraha dhabta ah ee soo kala gaaray Maleeshiyo beeleedyada ku dagaalamaya deegaanadaasi Wixii ka soo kordha dagaalada hadda oo ay [...]
Continue reading …Madaaafiic dhowr iyo saryaanka rasaasta Culus ayaa saakay waabirigiiba laga maqlaayay deegaano dhowr ah oo waqooyiga magaalada Muqdisho ah, waxaana deegaanada dagaalka xooggan ee saakay uu ka dhacay ka mid ahaa Degmadaa C/casiis gaar ahaan Xaafadda Mariina ilaa Suuqa kaaraan. Dagaalka ayaa xoogiisa waxa uu haatan ka socdaa degmada Kaaraan, waxayna Ciidamada Dowladda KMG ah [...]
Continue reading …Madaaafiic dhowr iyo saryaanka rasaasta Culus ayaa saakay waabirigiiba laga maqlaayay deegaano dhowr ah oo waqooyiga magaalada Muqdisho ah, waxaana deegaanada dagaalka xooggan ee saakay uu ka dhacay ka mid ahaa Degmadaa C/casiis gaar ahaan Xaafadda Mariina ilaa Suuqa kaaraan. Dagaalka ayaa xoogiisa waxa uu haatan ka socdaa degmada Kaaraan, waxayna Ciidamada Dowladda KMG ah [...]
Continue reading …MAANSADAAN AAN UGU MAGAC DARAY (DOON-DOON) WAXAY TILMAAMEYSAA IN DHIBAATOOYINKA DUNIDA HORAY USOO MARAY IYO KUWA HADDA KADHACAYAA AY SALKA KU HAYAAN HALMEEL, TAASOO AH NAF IYO SHEYDAAN, OO AY CADAWNIMADOODA DIINTEENA ISLAMKA KAWARANTAY, NABIYADII LEYSU SOO DIRAYNA WAX BADAN KADIGEEN, BALSE NASIIB DARRO TAN IYO BERIGII ABUUNAA AADAM IYO XAASKIISII XAAWO JANNADII UDGOONEYD LAGA [...]
Continue reading …
منتدى
الحمايه
تعليم هكر
اختراق فيس بوك
اختراق اميلات
اختراق اجهزه






