Somaliland ayaa waxay shaaca ka qaaday inay ka qeyb-gelli doonto Shirka 23-ka bishaan ka furman doona Magaaladda London ee Xaruunta Boqortooyada ee Ingiriiska, iyadoo looga hadlaayo arrimaha Somalida. Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Dowladda Ingiriiska ayaa waxay casuumaad ay u dirtay dhamaanba dhinacyada Somalida, marka laga reebo Xoogaga Shabaab oo uu caalamka u arko [...]
Continue reading …Ciidamo Badan oo katirsan Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa hada la wareegay Dhisamaha Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho kadib markii dadkii Daganaa saakay qaarkood ka baxeen kuwa kalana xoog looga saaray. Saraakiil sar sare oo katirsan Ciidamada Booliiska Dowlada KMG ee Soomaaliya Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin sar sare oo katirsan Dowlada ayaa hada kusugan Dhisamaha [...]
Continue reading …Wararka aan ka heleyno Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in goordhaw Ciidamada Huwanta ah la wareegeen gacan kuheynta Deegaanka Kudhaa oo katirsan Gobolka Jubada Hoose. Waxaa maalintii shalay soo baxayay warar sheegayay in Ciidamadii Al-Shabaab ka baxeen Deegaankaasi kuna wajahanaayeen Ciidamada Huwanta ah oo daqiiqado kahor hada la wareegay sida aan wararka ku heleyno. Qabsashada [...]
Continue reading …Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin ayaa saaka u ambabaxay dalkaDjibouti, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shirka kooxda xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya (International Contact Group on Somalia). Madaxweynaha oo saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ka hor socdaalkiisa ayaa sheegay in isaga iyo wafdiga la socda ay Djibouti uga qeybgalayaan shirka [...]
Continue reading …Waxaa maal-mahaanba leesla dhex maraayay in Dowladda Talyaaniga ay qortay dokumenti ay ku oraneysa isticmaar cusub halagu soo roggo dalka Somaliya, taasoo ay waxba kama jiraan ku tilmaamtay Dowladda Talyaaniga, sida uu galabta sheegay Raa’isal Wasaare Gaas. Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Wali Maxamed Cali Gaas oo maal-mahaanba ku sugnaa Magaaladda Roma [...]
Continue reading …Ilaa 10 nin oo indhaha soo duubtay ayaa waxay caawa hawl-gallo ka fulliyeen Magaaladda Garissa ee Gobolka Waqooyi Bari ee Wadanka Kenya, iyadoo dhinaca kalana aysan weli wax war ah ka soo saarin Dowladda Kenya. Raggaan oo indhaha soo duubtay ayaa waxay soo weerareyn Hotel Liibaan oo ku yaalla Magaaladda Garissa, isla-markaana waxay ku dilleen [...]
Continue reading …Waxaa galabnimadii Maanta Magaalada Muqdisho kusoo dhacday Diyaarad Nuuca Basaaska ah aan la ogeyn cida iska leh. Diyaaradan Nuuca Basaaska ah ayaa kusoo dhacday meel ku dhaw Xerada Qaxootiga ee Badbaado ee kutaala Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir. Diyaaradan ayaa la sheeagy in ee aheed mid aad u yar wax qasaarana aan geesan iyadoona markii [...]
Continue reading …Wararka naga soo gaaraaya deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose ayaa soo sheegaaya in ay gebi ahaanba deegaankaasi ay isaga baxeen Ciidamadii Al shabaab oo maamulaayey. Kadib markii Ciidamada huwanta ay shalay duhurnimadii dagaal muddo socday kula wareegeen degmada Badhaadhe ayaa habeenimadii xalay waxay shabaabku gebi aaanba isaga baxeen deegaanka Kudhaa. Kabixitaanka Al shabaab ee [...]
Continue reading …Kabtanka xulka England John Terry ayaa maxkamad hor iman doona 9ka bisha July oo isaga oo loo maxkamadaynayo arin la xidhiidha eedeyntii aheyd in uu hadalo cunsuri ah ku aflagaadeeyay difaaca QPR Anton Ferdinand. Kiiskan ayaa dib loo dhigay badhtamahaa sanadka marka laga soo laabto ciyaaraha Euro 2012 oo ay martigelinayaan Poland iyo Ukraine. Qareenka [...]
Continue reading …Shirkii caadiga ahaa oo ay Golaha Wasiirada isugu yimaadeen ayaa waxaa shir gudoomiyay Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha Mudane Xuseen Carab Ciise oo looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin dagaalka ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah, arrimaha gobollada, siyaasadda guud ee isboortiska dalka, sharciyeynta shirkadaha gaarka ah ee amniga iyo xaaladda uu [...]
Continue reading …