Home » Archives by category » Wararka Somalia (Page 4)

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa Caawa 10, March 2012 ku dhawaaqey in 15-April u dhici doono shirweynaha lagu ansixinayo dastuurka Puntland oo wakiilo qaybaha kala duwan ee bulshada meel-marin doonaan. Isaga oo qaybgalayay xaflad casho sharaf ah oo ka dhacdey xarunta Madaxtoyada Garowe caawa ayuu si rasmi ah u saxiixey digreetada uu xafiiskiisu [...]

Continue reading …

  Dawlada Soomaaliya ayaa si rasmi ah goordhawayd uga laabatay aqoonsiga maamul goboleedka Khaatumo State ee Dhawaan lagu sameeyey Degmada Taleex iyadoona Dawlada Soomaaliya ay si cad u sheegtay In Maamulkaasi uusan buuxin shuruudihii rasmiga ahaa ee dawlada goboleedka kuwaasoo ay dawlada Soomaaliya sheegtay in maamulkaasi buuxin waayey. Warqad ka soo baxday Xafiiska kusimaha Ra’iiul [...]

Continue reading …

News lagu daabacay barta internetka ee QM ayaa waxaa lagu sheegay in Ergeyga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaaliya uu ka walaacsan yahay in koox gaar ah ay is hortaagto qorshaha Nabadda taasi oo uu sheegay in sidoo kale ay gadaal ka riixeyso in la kordhiyo Waqtiga dowladda si loo horistaago nabadda, midnimada Soomaaliya iyo heshiiska [...]

Continue reading …

  Magaalada khartoum ee xarunta dalka sudan ayaa galabnimadii manta  lagu qabtay xaflad ballaran oo ay soo qabanqaabiyeen golaha dhallinyarada soomaaliyeed ee sudan  iyada oo   xafladani loogu dabaaldagayay dagmo cusub oo dhowan kusoo biirtay degmooynka soomaaliya laguna magacaabo bohol-garas  oo dhacda galbeedka gobolka gedo.  degmadaaani ayaa si rasmi ah u aqoonsatay  dowladda kmg   soomaaliya uu [...]

Continue reading …

Gabaygan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Calooshaada xiro Eebahay wuu ku caawiniye”. Wuxuu dabajooga gabay uu horay u tiriyay abwaan Cabdilaahi Kowtame, oo ku baxay webset-ka Somalitalk, gabaygaas oo magaciisu ahaa “Duni”, ayuu abwaanku kaga hadlay dhibataada Soomaalida haysata, waxaana erayadii abawaanka ka mid ahaa: Mowloow masaakiintu waa magan Ilaaheye Mowloow mar noolee dalkaan waan muraal [...]

Continue reading …

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxay sheegayaan in Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Maxamuud {Siilaanyo} uu haataan wado sidii uu isku shaandheyn iyo wax ka bedel ugu sameyn lahaa qaar ka mid ah Golihiisa wasiirada, isla markaasna uu u buuxin lahaa xilal ka banana maamulkiisa. Sida warku sheegayo Axmed Siilaanyo [...]

Continue reading …

Waraysiga  Warmoogayaasha! Aqriste ha degdegin, hana xanaaqin, ha fududaan, caro iyo ciil ha qaadin! Kolley Warmoogayaasha haddii la waraysto waxyaabo badan oo dadka ka cadhaysiiya ayaa la arkayaa, sheekadani waxay dhexmartay wariyaha  guda ama guureeyaa waa: wariye Miiggane,  wariye Miiggane, inta badan waxuu si toosa iyo si dadbanba u waraystaa warmoogayaasha, warmoogayaashuna way jecel yihiin [...]

Continue reading …

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa shalay horistaagtay kulan looga dhawaaqi lahaa maamul goboleed la sheegay inay yeelan lahaayeen gobolada Banaadir iyo labada Shabeelle ee Dhexe iyo Hoose, ka dib markii xaruntii ay ku shirayeen ergooyinkii ka qeybgalayey shirkaasi ay gudaha u soo galeen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan dowladda KMG, kuwaas oo amar ku bixiyey in [...]

Continue reading …

Waxaa Dhammaan Jaalliyadda Surre Ee Ku Nool North America iyo Yurub Lagu Warglinayaa in Shirkii Wadatashiga Jaalliyadda uu ka Dhici doono Magaalada Toronto Cariga Canada Tariikhdu Marka Ay Tahay 03-10-2012 .Saacadu Marka Ay TAhay 10.00Am Halkaas uu Khadka Taleefoonka Lagu Xiriirin Doono Jaalliyada Surre Ee Ku Nool Afrika, Asia ,iyo Carabta Halka Uu Ka dhacayana [...]

Continue reading …

Waxaa maanta la filayaa in shirka Garoowe ugu socda Madaxda kala duwan ee Soomaaliya iyo kuwa kale ee Caalamka lagu soo gaba gabeeyay halkaasi, iyadoo la filayo in Madaxweynaha dowladda KMG u gaaro halkaasi.   Kadib markii labo maalmood Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal uu ka socday shir wadatashi ah oo ay soo qaba [...]

Continue reading …

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع